Get Adobe Flash player

Boqashada



Alfabet Arabia

Al Asma Ul Husna

Dhageyso Quranka

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

BARSHADA QURAN

AHKAANTA

SALAADA

Fadliga Quranka

http://www.darul-aafaaqonline.com/wp-content/uploads/2017/03/hhh.png
http://www.darul-aafaaqonline.com/wp-content/uploads/2017/03/Library.jpg
http://www.darul-aafaaqonline.com/wp-content/uploads/2017/03/farmaajo.jpg
http://www.darul-aafaaqonline.com/wp-content/uploads/2017/03/Slider-2.jpg
http://www.darul-aafaaqonline.com/wp-content/uploads/2017/03/خلفيات-بلاك-بيري-المولد-النبوي.jpg


Darul-aafaaqonline.com waa machad online ah oo aad ka baran karto diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogta Darul-aafaaqonline.com  wuxuu kuu Diyaariyay wax Barasho Tayo Leh iyo Macalimiin Aqoon Durukhsan Leh durusta Ay Bixinayaan iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka ah waxaa loo Tababaray soo saarida qoys islaami ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga hadaba ,Darul-aafaaqonline.com

waxa ka baran kara qof kasta caruur iyo cirooleba DUGSIGA QURAANKA waxa uu qaadanayaa arday isugu jirto bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba wax barashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu timid waa fursad qaali ah si aad isu diiwaangeliso Riix Halkaan

 


Hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono haduu illaahay yiraahdo waxaa ka mid ah sidan soo socota:-

  1. Quraanka kariimka ah iyo Tajwiidkiisa.
  2. Higaadda carabiga
  3. Culuumta islaamka(siirada rasuulka SCW)
  4. Barashadda af-soomaaliga
  5. Barashadda hidaha iyo dhaqanka sida;
  6. Barashadda carabiga ku hadalkiisa
  7. Caqiidada iyo Arkaanta islaamka
  8. Qabashadda imtixaanaad iyo dawrooyin cilmiyeysan oo joogto ah.

WWW.DARUL-AAFAQONLINE.COM

E-MAIL: mohameddiiriye9@gmail.com

Whatsapp:+252615509683

Skype:  mohameddiirye

 imo: Viber: +252615509683

TEL FREE +252612209683

 

Seed Naftaada

Fadliga quraanka

MUXAADARO CUSUB

Fadliga quraanka

Riix Call Skype

Adkaar waysada,

TARIKHDA ISLAM


Fadliga Quranka

kitaabka

Camaloow Online

hingaada carabiga

Fadlan quranka

DIGSI QURAN

Skype: mohameddiirye  IMO: +252612209683 E-mail: mohameddiiriye9@gmail.com Viber: +252615509683





 Copyright © 2011-2012 All Rights Reserved.                                                                  Farsamadii Afgaaytechnology